Xafiiska waxbarashada DDS
Xafiiska waxbarashada dowlada degaanka somalida waxa uu dadaal baladhan owgu jiaraa sidoo u soosaari lahaa jiil ku hubaysan aqoon iyo karti lana tartami Kara ardayda dalka iyo calamka.
Webset kan waxaad ka helaysaa wararka xafiiska waxbarashada DDS iyo taariikhaha abwanada,tariikhda sayid mahamed abdile hasan iyo Iwm